Daanyeel 4:1 KQA

1 Anoo Boqor Nebukadnesar ah waxaan ku leeyahay dadyowga, iyo quruumaha, iyo kuwa kala afka ah oo dhulka oo dhan deggan, Nabadu ha idinku badato.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 4

arki Daanyeel 4:1 macnaha guud