Daanyeel 7:11 KQA

11 Wakhtigaas aad baan u fiiriyey, codkii hadallada waaweynaa oo geesku ku hadlay aawadiis; oo waxaan fiirinayay ilaa bahalkii la dilay, bakhtigiisiina waa la baabbi'iyey, oo waxaa loo dhiibay si dab loogu gubo.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 7

arki Daanyeel 7:11 macnaha guud