Daanyeel 7:5 KQA

5 Oo bal eeg, bahal kale oo labaad oo orso u ekaa, oo dhinac keliya ayuu ku taagnaa, oo saddex feedhood baa afka ugu jiray ilkihiisa dhexdood: oo waxaa lagu yidhi, War kac, oo dad badan cun.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 7

arki Daanyeel 7:5 macnaha guud