Daanyeel 8:2 KQA

2 Oo wax baan riyadii ku arkay, oo haddaba saas bay ahayd in markaan riyada arkay aan joogay daartii weynayd oo ku tiil Shuushan oo ku jirtay gobolka Ceelaam; oo riyadii baan haddana arkay oo waxaan ag joogay Webi Uulay.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 8

arki Daanyeel 8:2 macnaha guud