Daanyeel 8:8 KQA

8 Markaasaa orgigii aad iyo aad isu weyneeyey, oo markuu aad xoog u yeeshay ayaa geeskii weynaa ka jabay; markaasaa beddelkiisii waxaa u soo baxay afar gees oo waaweyn oo u jeeday samada afarteeda jaho.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 8

arki Daanyeel 8:8 macnaha guud