Esteer 1:7 KQA

7 Oo waxaa dadka cabniin lagu siiyey weelal dahab ah (oo weelashana midba midka kale wuu ka duwanaa), oo khamrigii boqorkuna wuu badnaa sidii ay ahayd deeqsinimadii boqorku.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 1

arki Esteer 1:7 macnaha guud