Esteer 9:5 KQA

5 Oo Yuhuuddiina cadaawayaashoodii oo dhan waxay la dhaceen seef, wayna laayeen, oo baabbi'iyeen, oo waxay iyagii ku sameeyeen wixii ay doonayeen inay kuwa iyaga neceb ku sameeyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 9

arki Esteer 9:5 macnaha guud