Gabaygii Sulaymaan 2:3 KQA

3 Sida geedka tufaaxa ahu uu dhirta duurka ku dhex yahay, Ayuu gacaliyahayguna wiilasha ku dhex yahay. Hooskiisaan fadhiistay anigoo aad u faraxsan, Oo midhihiisuna way ila dhadhan macaanaayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Gabaygii Sulaymaan 2

arki Gabaygii Sulaymaan 2:3 macnaha guud