Gabaygii Sulaymaan 4:11 KQA

11 Aroosaddaydiiyey, bushimahaaga malab baa ka soo tiftifqaya, Oo carrabkaaga hoostiisana malab iyo caanaa ku jira. Oo dharkaaga caraftiisuna waa sida carafta Buur Lubnaan.

akhri dhamaystiran cutubka Gabaygii Sulaymaan 4

arki Gabaygii Sulaymaan 4:11 macnaha guud