Gabaygii Sulaymaan 5:2 KQA

2 Anigu waan hurday, laakiinse qalbigaygu waa soo jeeday. Waxaan maqlay codkii gacaliyahayga oo albaabka garaacaya, isagoo leh, Walaashayay, taan jeclahayay, qoolleydaydiiyey, tayda sanay, iridda iga fur, Waayo, madaxayga waxaa ka buuxa dharab, Oo timahaygana waxaa qoyay dhibicyihii habeennimada.

akhri dhamaystiran cutubka Gabaygii Sulaymaan 5

arki Gabaygii Sulaymaan 5:2 macnaha guud