Gabaygii Sulaymaan 7:4 KQA

4 Qoortaaduna waa sida munaarad foolmaroodi ah, Oo indhahaaguna waa sida ballidii Xeshboon oo ku ag yaal iridda Batrabbiim. Oo sankaaguna waa sida munaaradda Lubnaan Oo xagga Dimishaq u jeeda.

akhri dhamaystiran cutubka Gabaygii Sulaymaan 7

arki Gabaygii Sulaymaan 7:4 macnaha guud