Hoosheeca 1:4 KQA

4 Markaasaa Rabbigu isagii ku yidhi, Magiciisa waxaad u bixisaa Yesreceel, waayo, in yar dabadeed waxaan dhiiggii Yesreceel ka aar gudi doonaa reerka Yeehuu, oo boqortooyada dadka Israa'iilna waan joojin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 1

arki Hoosheeca 1:4 macnaha guud