Hoosheeca 10:2 KQA

2 Qalbigoodu waa kala qaybsan yahay, oo haatan waxaa lagu heli doonaa gardarro. Meelahooda allabariga ayuu wax ku dhufan doonaa, oo tiirarkoodana wuu wada kharribi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 10

arki Hoosheeca 10:2 macnaha guud