Hoosheeca 10:6 KQA

6 Oo weliba sanamkii waxaa loo qaadi doonaa dalka Ashuur inuu Boqor Yaareeb gabbaro u noqdo aawadeed. Reer Efrayim wuxuu heli doonaa ceeb, oo dadka Israa'iilna waxay ka ceeboobi doonaan taladooda.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 10

arki Hoosheeca 10:6 macnaha guud