Hoosheeca 12:11 KQA

11 Reer Gilecaad waa xumaan miidhan oo iyagu dhammaantood waa wax aan waxtar lahayn. Waxay Gilgaal ku allabaryaan dibiyo, oo weliba meelahooda allabarigu waa sida tuulmooyin ku dhex yaal jeexjeexyada beerta oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 12

arki Hoosheeca 12:11 macnaha guud