Hoosheeca 14:8 KQA

8 Reer Efrayim waxay odhan doonaan, Bal maxaa mar dambe annaga iyo sanamyo noo dhexeeya? Anna waan u jawaabay oo waan fiirin doonaa. Waxaan ahay sida geed beroosh ah oo qoyan, midhihiinna xaggaygaa laga helaa.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 14

arki Hoosheeca 14:8 macnaha guud