Hoosheeca 5:1 KQA

1 Wadaaddadow, tan maqla, oo dadka Israa'iilow, dhegaysta, oo reerka boqorkow, dhegta u dhiga, waayo, xukun baa idinku dhacaya, maxaa yeelay, waxaad ahaydeen dabin Misfaah ku yaal, iyo shabag Buur Taaboor ku kala fidsan.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 5

arki Hoosheeca 5:1 macnaha guud