Ishacyaah 1:15 KQA

15 Oo markaad gacmihiinna ii soo hoorsataanna indhahayga waan idinka qarinayaa, oo markaad tukasho ku noqnoqataanna idin maqli maayo, waayo, gacmihiinnu waa dhiig miidhan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 1

arki Ishacyaah 1:15 macnaha guud