Ishacyaah 10:15 KQA

15 Miyuu faasku ka faanaa kan isaga wax ku gooya? Minshaartuna miyey iska sii weynaysaa kan iyada ku shaqeeya? Waa sida haddii ulu iska gilgisho kuwa iyada kor u qaada, amase sida hangool kor u qaada kan aan qori ahayn?

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 10

arki Ishacyaah 10:15 macnaha guud