Ishacyaah 10:6 KQA

6 Isagaan u diri doonaa inuu quruun cibaadalaawayaal ah ku kaco, oo waxaan ku amri doonaa amar ka gees ah dadka aan u cadhooday, inuu maalkooda dhaco, oo uu maxaabiis kexeeyo, oo uu iyaga ugu tunto sida dhoobada jidadka dhex taal.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 10

arki Ishacyaah 10:6 macnaha guud