Ishacyaah 12:2 KQA

2 Bal eega, Ilaah waa badbaadadayda! Waan isku hallayn doonaa, mana baqi doono, waayo, Rabbiga Ilaaha ahu waa xooggayga iyo gabaygayga, oo weliba wuxuu ii noqday badbaadadayda.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 12

arki Ishacyaah 12:2 macnaha guud