Ishacyaah 14:20 KQA

20 Oo iyaga kuma darsami doontid, lagumana aasi doono, maxaa yeelay, dalkaagii waad baabbi'isay, dadkaagiina waad laysay. Farcanka xumaanfalayaasha weligood mar dambe lama magacaabi doono.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 14

arki Ishacyaah 14:20 macnaha guud