Ishacyaah 14:31 KQA

31 Iriddow, barooro. Magaaladaay, ooy! Reer Falastiin oo dhammow, kulligaa cabsi la dhalaal, waayo, waxaa woqooyi ka iman doona qiiq, oo midna saaxiibbadiis kama hadhi doono.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 14

arki Ishacyaah 14:31 macnaha guud