Ishacyaah 15:8 KQA

8 Waayo, qayladii waxay gaadhay soohdimaha Moo'aab ku wareegsan, baroortoodii waxay gaadhay tan iyo Eglayim, oo baroortoodiina waxay gaadhay tan iyo Bi'ir Eelim.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 15

arki Ishacyaah 15:8 macnaha guud