Ishacyaah 16:8 KQA

8 Waayo, beerihii Xeshboon way qallalan yihiin, quruumaha madaxdoodii ayaa jejebisay geedihii canabka ee Sibmaah oo soo gaadhay xataa tan iyo Yacser oo xagga cidlada u soo baxay. Laamihiisii way fidsanaayeen oo badday dhaafeen.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 16

arki Ishacyaah 16:8 macnaha guud