Ishacyaah 19:11 KQA

11 Amiirrada Socan waa nacasyo, oo taladii taliyayaasha ugu xigmad badnaa ee Fircoon waxay noqotay doqonnimo. Sidee baad Fircoon ugu tidhaahdaan, Anigu waxaan ahay nin xigmad leh wiilkiis, oo waxaan ahay farcankii boqorradii hore?

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 19

arki Ishacyaah 19:11 macnaha guud