Ishacyaah 19:21 KQA

21 Oo wakhtigaas ayaa Rabbigu Masriyiinta is-ogeysiin doonaa, oo ay Masriyiintuna Rabbiga aqoon doonaan, oo waxay ku caabudi doonaan allabari iyo qurbaan, oo Rabbiga ayay nidar u nidri doonaan, wayna oofin doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 19

arki Ishacyaah 19:21 macnaha guud