Ishacyaah 23:11 KQA

11 Isagu wuxuu gacantiisa ku fidiyey badda korkeeda, oo boqortooyooyinkiina wuu gariiriyey. Rabbigu wuxuu amar ku bixiyey in la dumiyo qalcadaha Kancaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 23

arki Ishacyaah 23:11 macnaha guud