13 Waayo, sidaasay ahaan doontaa dalka iyo dadyowga dhexdoodaba, oo waxay noqon doontaa sida ruxruxidda geedka saytuunka ah iyo sida xaaxaabka canabka marka midhaha laga gurto dabadeed.
akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 24
arki Ishacyaah 24:13 macnaha guud