Ishacyaah 24:18 KQA

18 Oo kii qaylada cabsida ka cararaa yamayskuu ku dhici doonaa, oo kii yamayska ka soo baxana waxaa qaban doona dabinka, waayo, waxaa la furay daaqadihii xagga sare, oo aasaaskii dhulkuna wuu gariirayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 24

arki Ishacyaah 24:18 macnaha guud