Ishacyaah 24:20 KQA

20 Dhulku wuxuu u dhicdhici doonaa sida nin sakhraansan, oo waxaa loo dhaqdhaqaajin doonaa sida buul oo kale. Xadgudubkiisuna wuu ku cuslaan doonaa, oo wuu dhici doonaa, oo mar dambena sooma kici doono.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 24

arki Ishacyaah 24:20 macnaha guud