Ishacyaah 25:11 KQA

11 Oo isna gacmihiisuu ku dhex kala fidin doonaa sida mid dabaalanaya gacmihiisa u kala fidiyo inuu dabaasho aawadeed, laakiinse Rabbigu wuxuu hoos u ridi doonaa kibirkooda iyo shuqulkii gacmahoodaba.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 25

arki Ishacyaah 25:11 macnaha guud