Ishacyaah 25:5 KQA

5 Waxaad hoos u ridi doontaa buuqa shisheeyayaasha sida kulaylka meesha engegan oo kale. Sida hooska daruurtu kulaylka u rida ayaa kuwa laga cabsado gabaygooda hoos loo ridi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 25

arki Ishacyaah 25:5 macnaha guud