Ishacyaah 25:9 KQA

9 Oo waxaa maalintaas la odhan doonaa, Bal eega, waa kan Ilaahayagu. Isagaannu sugaynay, wuuna na badbaadin doonaa. Kanu waa Rabbiga, isagaannu sugaynay, oo waxaannu ku farxi oo ku rayrayn doonnaa badbaadintiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 25

arki Ishacyaah 25:9 macnaha guud