Ishacyaah 29:21 KQA

21 kuwaasoo ah kuwa nin hadal aawadiis xumaanfale kaga dhiga, oo dabinka u dhiga kan iridda ku garnaqa oo kan xaqa ahna ku leexiya wax aan waxba ahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 29

arki Ishacyaah 29:21 macnaha guud