Ishacyaah 29:23 KQA

23 Laakiinse carruurtiisu markay dhexdooda ku arkaan shuqulka gacmahayga ayay magacayga quduus ka dhigi doonaan, oo waxay quduus ka dhigi doonaan kan Quduuska ah ee reer Yacquub, oo waxay ka cabsan doonaan Ilaaha reer binu Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 29

arki Ishacyaah 29:23 macnaha guud