Ishacyaah 29:5 KQA

5 Laakiinse shisheeyahaaga badanu waxay noqon doonaan sida boodh, oo kuwa laga cabsado oo tirada badanuna waxay noqon doonaan sida buunsho sii bidaya, oo taasuna si kedis ah ayay dhaqso ugu noqon doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 29

arki Ishacyaah 29:5 macnaha guud