Ishacyaah 3:8 KQA

8 Waayo, Yeruusaalem waa duntay, oo dadka Yahuudahna waa dheceen, maxaa yeelay, hadalkooda iyo falimahooduba waxay col ku yihiin Rabbiga, oo indhihiisa ammaanta leh ayay ka cadhaysiiyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 3

arki Ishacyaah 3:8 macnaha guud