Ishacyaah 32:6 KQA

6 Waayo, nacasku nacasnimuu ku hadli doonaa, oo qalbigiisuna xumaan buu samayn doonaa si uu cibaadala'aan ugu isticmaalo oo uu wax been ah Rabbiga ka sheego, inuu nafta gaajaysan sii madhiyo oo uu kii oomman cabniinkiisa gooyo.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 32

arki Ishacyaah 32:6 macnaha guud