Ishacyaah 33:23 KQA

23 Xadhkihii way dabceen, oo salka daqalkiina lama xoojin karin, shiraaqiina lama kala fidin karin, markaasaa waxaa la qaybsaday booli badan, oo curyaankuna wixii la dhacay buu qaatay.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 33

arki Ishacyaah 33:23 macnaha guud