Ishacyaah 34:13 KQA

13 Oo daarihiisa waaweynna waxaa ka soo bixi doona qodxan, oo qalcadihiisana waxaa ka soo bixi doona maraboob iyo yamaarug, oo waxay noqon doonaan dawacooyin rugtood, iyo barxad gorayo daaqdo.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 34

arki Ishacyaah 34:13 macnaha guud