Ishacyaah 34:15 KQA

15 Oo abeesaduna halkaasay buul ka samaysan doontaa, oo ukunteeda ku dhali doontaa, oo ku dillaacin doontaa, oo waxay ku soo ururin doontaa hooskeeda, oo gorgoraduna halkaasay ku soo ururi doonaan, oo mid kastaaba waxay la jiri doontaa ka qaba.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 34

arki Ishacyaah 34:15 macnaha guud