Ishacyaah 34:2 KQA

2 Waayo, Rabbigu wuxuu u cadhaysan yahay quruumaha oo dhan, oo wuxuuna u dhirifsan yahay ciidammadooda oo dhan. Dhammaantood wuu wada baabbi'iyey, oo wuxuu iyaga u gudbiyey in la laayo.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 34

arki Ishacyaah 34:2 macnaha guud