Ishacyaah 37:33 KQA

33 Haddaba Rabbigu saasuu uga hadlay boqorka Ashuur oo yidhi, Isagu magaaladan iman maayo, fallaadhna ku soo gani maayo, horteedana gaashaan la iman maayo, taallo ciid ahna ag tuuli maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 37

arki Ishacyaah 37:33 macnaha guud