11 Isagu adhigiisuu u daajin doonaa sida adhijir oo kale, naylahana gacantiisuu ku ururin doonaa, oo wuxuu ku qaadi doonaa laabtiisa, oo kuwa la nuugana qunyar buu u hor kici doonaa.
akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 40
arki Ishacyaah 40:11 macnaha guud