Ishacyaah 40:17 KQA

17 Quruumaha oo dhammu waxay hortiisa ku yihiin sida wax aan jirin oo kale, oo waxay isaga la xisaabsan yihiin wax ka sii yar baabba' iyo waxaan waxba ahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 40

arki Ishacyaah 40:17 macnaha guud