Ishacyaah 40:24 KQA

24 Hubaal iyaga lama beerin, lamana abuurin, jirriddooduna dhulka xidid kuma yeelan, weliba wuu afuufaa, oo iyana way engegaan, oo dabaysha cirwareenta ah ayaa iyaga sida xaab oo kale u qaada.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 40

arki Ishacyaah 40:24 macnaha guud