Ishacyaah 40:27 KQA

27 Reer Yacquubow, bal maxaad u leedahay, Reer binu Israa'iilow, bal maxaad ugu hadlaysaa, Jidkaygu Rabbiga wuu ka qarsoon yahay, oo Ilaahayna gartayda dan kama galo?

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 40

arki Ishacyaah 40:27 macnaha guud