Ishacyaah 40:6 KQA

6 Waxaa yeedhaya codka kan leh, Qayli. Oo isna wuxuu yidhi, Maxaan ku qayliyaa? Wax kasta oo jiidh lahu waa caws, oo wanaagsanaantiisa oo dhammuna waa sida ubaxa duurka oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 40

arki Ishacyaah 40:6 macnaha guud