Ishacyaah 41:12 KQA

12 Waad doondooni doontaan, mana aad heli doontaan, xataa kuwa idinla diriraya, kuwa idinla dagaallamayaana waxay noqon doonaan sida wax aan jirin oo kale, iyo sida wax baabbah ah.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 41

arki Ishacyaah 41:12 macnaha guud